Farmaajo iyo Musharaxiin kale oo saameyn leh oo maanta Barnaamijkooda Siyaasadeed jeedinaya

Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta mar kale dhageesanaya barnaamij siyaasadeedka ay soo bandhigayaan musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya . Waxaa maanta la filayaa in Xildhibaanada labada Aqal la hadlaan una bandhigaan barnaamij siyaasadeedka u qorsheesan musharaxiin gaaraya 19-Musharax ay ku jiraan Madaxweyne Farmaajo iyo madaxdii hore ee Dalka Sheekh Shariif … Continue reading Farmaajo iyo Musharaxiin kale oo saameyn leh oo maanta Barnaamijkooda Siyaasadeed jeedinaya